
Hey'adda 'Hormuud Salaam Foundation' oo Wasaaradda Caafimaadka ugu deeqday haamanka Oksijiinka si loola tacaalo bukaanada COVID 19 ee Muqdisho
Muqdisho (Diplomat.so) - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah kaga guddoontay Muqdisho, 1,500 haamanka o

Dowladda Soomaaliya oo dhaleeceysay duqeyn Xuutiyiinta u geysteen dalka Sacuudiga
Muqdisho (Diplomat.so) - War saxaafadeed caawa ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay

Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo markii ugu horraysay bixiyey rukhsadda adeegga lacagaha taleefonka lagu diro
Muqdisho (Diplomat.so) - Kadib munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, kana soo qayb galeen qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ganacsato iyo qayb

Beesha Caalamka oo ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaalida hirgelinta heshiiska doorasho ee 17 Sebtember
Muqdisho (Diplomat.so) - Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si l

Soomaaliya oo shaacisay magacyada qareenada uga qeybgalaya Maxkamadda ICJ
Muqdisho (Diplomat.so) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay magacyada qareennada difaacaya kiiska badda Soomaaliya ee horyaalla Maxkamadda ICJ.