• Custom Search

By Tajuddin
In Uncategorized
Aug 4th, 2020
0 Comments
731 Views
Muqdisho (Diplomat.so) – Illaa iyo 400 oo arday oo kasoo baxay dugsiyada sare ee dalka ayaa maanta u fariistay imtixaan deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom, kuwaas oo buuxuiyay shuruudaha ka qeybgalka. 400 arday ayaa laga doonayaa 30-ka Qof ee kaalmaha hore ka gala Imtixankaan, iyaga oo dalban...