• Custom Search

By Tajuddin
In Uncategorized
Apr 28th, 2020
0 Comments
2495 Views
Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista xabsiga ku jirta in ay fadliga bisha barakeysan ee ramadaan uga faa’ideystaan. Deeqdaan oo isugu jirta Bur Bariis, baasto, Sokor, Saliid,...